Nabadoon Cali Dheere oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa fiidkii xaafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen nabadoon Cali Maxamed Maxamuud (Cali Dheere) oo kamid ahaa waxgaradka caanka ka ahaa magaaladaasi. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in kooxaha hubeesan dhoor xabadood ku dhufteen nabadoonka kadibna goobta ka carareen, rasaasta haleeshay ayaana la sheegay in uu nabadoonka … Continue reading Nabadoon Cali Dheere oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa